Share with your friends via email

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gacanta kudhigay Horjoogihii Maxkamadda Tooratoorow,

Howlgal Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka oo argagixisada kalawareegay Degaanada Tooratoorow iyo Farsooleey ayaa waxeey kuqabteen Horjoogihii Argagixisada uqaabilsanaa Maxkamadda Shabeelaha hoose kaasi oo lagu magacaabo Macalin Abuukar.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip