Share with your friends via email

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kuguuleeystay inay isku Keenaan dhinacyadii kudiriray Gobolka Mudug

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Saraakiisha lasocota ayaa kuguuleeystay inay isku keenaan Odayaasha dhaqanka ee Degaanada Toowfiiq iyo Afbarwaaqo oo hoosyimaado Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip