Share with your friends via email

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu uyeerayaa Ardadydii soo Codsaday kamid noqoshada Xoogga Dalka,

Ogeeysiis Muhiim ah. 16/10/2019 Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan Ardaydii soo codsatay kamid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Da,dooduna udhexeeyso udhexeeyso 18- sano-21 sano.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip