Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay ka qaybgalka Meertada 74-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxaya dalka Marykanka, si ay uga qayb galaan Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip