Share with your friends via email

Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Oo Guddoomiyay Shir looga Hadlay Hagaajinta Qaab-dhismeedka Isku-dubba-ridka Gargaarka

Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir lagu qabtay Muqdisho oo looga hadlay horumarinta qaab-dhismeedka isku-dubba-ridka gargaarka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip