Share with your friends via email

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho Kadib Socdaalladii Shaqo Ee Galmudug Iyo Koonfur Galbeed

Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya kadib 13 maalin oo safarro shaqo uu ku kala bixiyay dowlad gobaleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip