Share with your friends via email

Wasaaradda Gaashaandhiga XFS iyo Taliska CXD oo faah faahin ka bixiyay diiwaan-gelinta Ciidamada iyo bixinta Xuquuqdooda

Wasaaradaha Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxay ku howlan yihiin diiwaan-gelinta Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed si loo loo tayeeyo howlaha ciidanka loona hubiyo xuquuqda ciidanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip