Share with your friends via email

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay Saraakiil ka Socotay Midowga Yurub

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sgaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay General Esa pulkkinen oo ah Madaxa EUTM u qaabilsan Arimaha Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip