Share with your friends via email

Madaxweynaha JFS oo maalinta berri ah booqan doona Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa maalinta barri ah in ay u amba-baxaan dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip