Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka"Sawirro"

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaaleyahannada Soomaaliyeed ee xubnaha ka ah Guddiga Dhaqaalaha Qaranka, ayaa kala hadlay qorsheyaasha guud ee lagu kobcinayo dhaqaalaha dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip