Share with your friends via email

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Mas'uuliyiin ka tirsan Rugta Ganacsiga Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Safiirka Turkiga u fadhiga Soomaaliya Olgan Bekar.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip