Share with your friends via email

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay gacan ku dhiiglayaal ka tirsanaa UGUS.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Shuceyb Ibraahim Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi oo ka dambeeyay dilal dhowr ah oo loo geystay shacab iyo mas'uuliyiin ka tirsan dowladda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip