Share with your friends via email

Madaxweynaha oo dib u dhiska ciidanka iyo Hiigsiga 2016 kala hadley danjireyaasha Britain iyo Sweden

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si gooni gooni ah xafiiskiisa ugu qaabiley danjireyaasha Britain iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mr Neil Wigan iyo Mikael Lindvall.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip