Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Leego

0
Saturday December 04, 2021 - 13:53:18 in Wararka by
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Leego

    Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaanka Leego, ee Gobolka Shabellada hoose, halkaas oo ay maleeshiyada Al-Shabaab dadka ku dhibaateynjireen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaanka Leego, ee Gobolka Shabellada hoose, halkaas oo ay maleeshiyada Al-Shabaab dadka ku dhibaateynjireen.
Ujeedka Howlgalkaan ayaa ahaa burburinta goobo Argagixisada Al-shabaab ay kaga dhumaalaysan jireen deegaankaas oo ciidanka ay ka war heleen.

Shacabka deegaanka Leego, ayaa argagixisada kala kulmi jiray barakicin iyo boob joogta ah, kuwaa oo soo dhoweeyay howlgalka ciribtirka maleeshiyada Al-Shabaab oo ay ciidanka Xoogga sooka wadaan degaanno badan oo ka tirsan gobalka Gobolka Shabellada hoose.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip