Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta lagu wado inay ka bilaabato magaalada Baydhabo

0
Saturday November 27, 2021 - 10:47:11 in Wararka by
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta lagu wado inay ka bilaabato magaalada Baydhabo

    Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sidda sida ku Cad Jadwalkii ay soo sareen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sidda sida ku Cad Jadwalkii ay soo sareen guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed.
Saddex Kursi ayaa maanta lagu dooran doonaa Magaalada Baydhabo waxay noqon doonaan Saddexdii Xubnood ee ugu horreysay doorashada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya ee lagu doorta magaalada Baydhabo.

Doorashada Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa waxay horay ugu dhacday magaalada Muqdisho iyo xarunta Dowlad gobaleedka Galmudug ee Dhusamareeb.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip