Argagixisada Al-shabaab oo fal arxan darro ah ka geeystay Bakool

0
Wednesday October 20, 2021 - 13:04:10 in Wararka by
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Argagixisada Al-shabaab oo fal arxan darro ah ka geeystay Bakool

    Uruurka 260, Guutada 9 aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxaa gurmad u fidiyeen kolanyo Safar Gaari dameero ah oo Argagaxisada Al shabaab ay kugubeen duleedka Degmada Waajid ee gobalka Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Uruurka 260, Guutada 9 aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxaa gurmad u fidiyeen kolanyo Safar Gaari dameero ah oo Argagaxisada Al shabaab ay kugubeen duleedka Degmada Waajid ee gobalka Bakool.

Markii Ciidamada Xooga ay gaareen halkii ay ku dhibateeynayeen argagixisada , ayaa waxaa halkaas ka dhacay Dagaal udhaxeeyay Ciidanka Xoogga Dalka iyo maleeshiyaadka arxan laawasha ah ee Al shabaab, halkaas oo jab xooggan looga geystay  maleeshiyaadka Argagaxisada.

Gaari dameeradan la gubay oo ay wateen dad Shacab ah ayaa Raashin u waday degmada Waajid ee gobolka Bakool argagixisada Al shabab ay go’doomiyeen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip