Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 12 Rabiicul Awal oo ku beegantahay Dhalashada NNKH

0
Monday October 18, 2021 - 08:43:04 in Wararka by
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 12 Rabiicul Awal oo ku beegantahay Dhalashada NNKH

    Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Rooble Ayaa hambalyo u dhamaan Bulshada Soomaaliyeed Iyo Guud ahaan dunida Islaamka, Maalinta Isniinta Oo Ku Beegan 12 Rabicul Awal ee ah Bisha Mowli

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Rooble Ayaa hambalyo u dhamaan Bulshada Soomaaliyeed Iyo Guud ahaan dunida Islaamka, Maalinta Isniinta Oo Ku Beegan 12 Rabicul Awal ee ah Bisha Mowliid 1443 Hijriya Dhanka Kale milaadiga Ay tahay 18 October 2021.

Munaasabadda Dhalashada NNKH Waa Maalin Weyn Oo Qof Kasta Oo Muslim Ah Qiimo Weyn Ay Ugu Fadhiso Xuska Iyo Weyneenta Maalinta 12 Bisha Mowliid Oo Maalinta Biri Ku Beegan Dhalashada Rasuulkeyna Xabiibka Muxammad SWC.

Waxaan Alle Ugu Baryayaa In Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed Meel Waliba Ay dunada Ka Jogaan In Dhibka Iyo Colaada Iyo Amni Darada Ilahey Ka Dul Qaado Insha Allah

Shacabka Soomaaliyeed Waxaa Lagu Yaqanaa Weyneenta Iyo Xuska Nabigeen Nabad galyo Iyo Naxariis Korkiisa Ha Ahatee Iney Si Weyn U Xusaan Ee Ah 12 Bisha Mowliid Markaste.

Iyagoo Soo Bandhiga Munaasabado Bulshada Logu Shekeeyo Tariikhda NNKH Iyo Risaladii Loo Soo Dhiibay Sida Uu Caalamka Dhan U Gaarsiisay.

Ilahey Ha Ugu Badalo Xuska Iyo Weyneenta Dhalashada Rasuulkeyna NNKH Shacabka SoomaaliyeedMid Ajir Iyo Xasanaad Ay Ku Helaan. Inshaallah.












Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip