Horjooge sare oo ka tirsanaa Nabadiidka Al-shabaab oo isku soo dhiibay CXD
Horjoogahan Sare oo ka tirsanaa Kooxda Nabadiidka Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad CXDS
Horjooge Maxamed Kuulow Ayaa Alshabab ku jirey Mudo 1sano wuxuuna ka soo howlgaley Tuulooyin iyo Deegano Hoos imaada Gobolka Bokool.
Horjooge isa soo dhiibay ayaa Sheegey in uu la Kulmeyey Amiirada Sare sare ee Kooxda Nabadiidka Alshabab.
Maxamed Kuulow Wuxuuna Ka sheekeyey Dhacdooyinkii Foosha Xumaa ee Nabadiika Alshabab ay kula dhaqmeyeen Shacabka Soomaaliyeed, iyo Dhibaatooyin kala duwan uu kala kulmey Ayuu sheegey in uu uga soo Baxay.
Dhanka Kale Wuxuu Saaxibadiisa ku Jira Kooxda Nabadiidka Alshabab ugu Baaqey in ay isku soo dhiibaan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.