Taliska Ciidanka Booliiska oo faah faahiyay howlgal lagu burburiyay goob nabadiidku ku diyaarinayeen walxaha Qaraxa.

0
Saturday October 16, 2021 - 19:21:36 in Wararka by
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Booliiska oo faah faahiyay howlgal lagu burburiyay goob nabadiidku ku diyaarinayeen walxaha Qaraxa.

    Cutubyo ka tirsan Ciidanka ka tirsan Ciidanka Booliiska gaarka ah ee la dagaalanka Argagixisada,ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay degmada Afgooye ee gobalka shabeellaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cutubyo ka tirsan Ciidanka ka tirsan Ciidanka Booliiska gaarka ah ee la dagaalanka Argagixisada,ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay degmada Afgooye ee gobalka shabeellaha hoose.
Intii uu socday howlgalku waxaa ay Ciidanku  gacanta kusoo dhigeen ,Miinooyin Farsamo ku socotay , Banbaanooyin Gacmeedyo, iyo baaruuda Miinooyinka loo isticmaalo,oo kooxda ah ay u diyaarinayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.

"Afhayeenka Ciidanka Booliska ayaa yiri" Howlgal qorsheyn oo ay Ciidanka Booliiska gaarka ah la dagaalanka argagixisadu ka sameeyeen degmada Afgooye ayey ku soo qabteen Miinooyin Farsamo ku socotay , Banbaanooyin Gacmeedyo iyo baaruuda Miinooyinka loo isticmaalo"


Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan oo lagula dagaalamayo kooxaha Argagixisada ka wada qeybo ka mid ah gobalada dalka ,si loo yareeyo dhagarta Nabadiidku u maleegayaan shacabka Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip