Saraakiil ka tirsan Xoogga Ciidanka Dalka oo gaaray Baardheere.

0
Tuesday September 21, 2021 - 13:57:32 in Wararka by
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil ka tirsan Xoogga Ciidanka Dalka oo gaaray Baardheere.

    Abaanduulaha guutada 10aad qeybta 43 ee xoogga dalka gaashaanle dhexe Cusmaan Sheekh Cabdi Qorax, iyo Taliyaha saadka guutada 10aad qeybta 43aad X/Le Jaamac Cabdi Aadan,ayaa gaaray magaalada Baardheere ee gobalka Gedo,waxaana garoonka diyaaradaha kus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaanduulaha guutada 10aad qeybta 43 ee xoogga dalka gaashaanle dhexe Cusmaan Sheekh Cabdi Qorax, iyo Taliyaha saadka guutada 10aad qeybta 43aad X/Le Jaamac Cabdi Aadan,ayaa gaaray magaalada Baardheere ee gobalka Gedo,waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay saraakiil ka tirsan Ciidanka Milateriga ee ku sugan degmada.
Abaanduuliyaha iyo wafdigiisa ayaa kulan looga hadlayay la dagaalanka kooxaha Nabadiidka la  qaatay, saraakiisha ururka 43aad guutada 10aad qeybta 43 aad ee xoogga dalka ee ku sugan magaaladaasi.

Abaanduuliyaha ayaa saraakiisha iyo ururka 43aad ee ku sugan halkaas, kula dardaarmay in ay sii wadaan dadaalada dalka looga xureynayo kooxaha cadowga ku ah shacabka Soomaaliyeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip