Ciidanka Puntland oo howlgalo ka dhan ah kooxaha Nabdiidka Al-Shabaab & Daacish ka sameeyay gobalka Bari

0
Wednesday September 01, 2021 - 09:49:20 in Wararka by
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Puntland oo howlgalo ka dhan ah kooxaha Nabdiidka Al-Shabaab & Daacish ka sameeyay gobalka Bari

    Ciidamada difaaca dawlad Goboleedk Puntland ee kala ah ciidamada daraawiishta iyo ciidamada PSF ayaa hawl-gal wada-jir ah oo lagu sugayo Amniga ka sameeyay deegaanada kala ah Il iyo camayra, ceel-unkud, muguc iyo karin-dawaco oo dhamaantood ka tirsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada difaaca dawlad Goboleedk Puntland ee kala ah ciidamada daraawiishta iyo ciidamada PSF ayaa hawl-gal wada-jir ah oo lagu sugayo Amniga ka sameeyay deegaanada kala ah Il iyo camayra, ceel-unkud, muguc iyo karin-dawaco oo dhamaantood ka tirsan Gobolka Bari.

Howlgalka oo uu hogaaminayay Taliyaha ciidamada Maamulka Puntland ee Silsilada Golis G/Sare Saciid Nuur Shire ayaa ujeedka loo sameeyay waxaa lagu sheegay xaqiijinta Amniga iyo baadi-goobka kooxaha aragagisada ah ee Al-Shabaab iyo Daacish ee ku sugan buuraha Golis.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada difaaca Puntland ayaa waxaa ay sheegeen inay u taagan-yihiin markasta xaqiijinya Amniga, la dagaalanka nabdiidka Al-Shabaab & Daacish iyo ilaalinta nabad-gelyada guud ee Puntland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip