Rai'isul wasaare Rooble iyo Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya

0
Thursday July 29, 2021 - 15:20:36 in Wararka by
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rai'isul wasaare Rooble iyo Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya

    Ra'isul Waaaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab ,kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,arimaha amniga,xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isul Waaaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab ,kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,arimaha amniga,xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka Soomaaliya iyo la dagaalanka aragagaxisada.

Ra’isul Wasaare Rooble ayaa Dowladda UK uga mahad celiyay taageeradeda Soomaaliya ay siiso oo leh dhinacyo kala duwan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip