Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga X.F.S iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo Kawada Hadlay Sidii loo Kordhinlahaa Taageerada Talyaaniga ee Dhinaca Gaashaandhigga.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga X.F.S Mudane Xasan Maxamed Siciid Samatar ayaa waxaa uu Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Kulan Kula qaatay Safiirka Doowlada Talyaaniga uqaabilsan Soomaaliya Alberto Vecchi.
Kulan ayaa Waxaa Looga Hadlay Xiriirka Soomaaliya iyo
Talyaaniga sidii Doowlada Talyaaniga usii Xoojinlahayd Taageerada Talyaaniga ee
Wasaaradda Gaashaandhigga Gaarahaan Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka iyo Qalabeeyntooda.