Wasiirka Gaadhaandhigga oo bogaadiyey tababarka la siinayo shaqaalaha Wasaaradda

0
Sunday June 20, 2021 - 23:23:04 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaadhaandhigga oo bogaadiyey tababarka la siinayo shaqaalaha Wasaaradda

    Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeer shaqo ugu tagay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda gaashaandhigga XFS oo maalintii labaad ka qeybgalaya tababar ku saabsan sare u qaadida xirfadda hogaamineed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeer shaqo ugu tagay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda gaashaandhigga XFS oo maalintii labaad ka qeybgalaya tababar ku saabsan sare u qaadida xirfadda hogaamineed , tayeynta iyo wada-shaqeynta waaxyaha kala duwan ee wasaaaradda gaashaandhigga XFS ,

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay sida wanaagsan ee shaqaalaha ay ugu faa’ideysanayaan casharada iyo tababarada ,waxaana uu tibaaxay in ay ka go’antahay joogteynta , tababaradda iyo tayeynta shaqaalaha wasaaradda gaashaandhigga ,

Siminaarkan ayaa socon doona mudo Shan maalmood ah, waxaana iska kaashanaya wasaaradda gaashaandhigga XFS, midowga yurub Sweden iyo Uk



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip