Taliska Ciidanka Booliska iyoMaamulkaGobolka Banaadiroo ka wada hadlay xoojinta Nabadgelyada.

0
Thursday June 10, 2021 - 20:18:12 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Booliska iyoMaamulkaGobolka Banaadiroo ka wada hadlay xoojinta Nabadgelyada.

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa maanta kulan la qaatay Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlay Amniga Guud ee Caasimada iyo u diyaar garowga Maalmaha Xorriyadda ee 26 june iyo 1da Luulyo.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaaray xoojinta Nabadgelyada Gobolka Banaadir, ayna dar dargeliyaan howlgallada lagu adkeynayo amniga, maadaama todobaadka xoriyadda ay nagu soo fool leedahay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip