Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Waaxda ka Hortagga Askareynta Carruurta

0
Wednesday June 09, 2021 - 20:05:37 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Waaxda ka Hortagga Askareynta Carruurta

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Siciid Samatar( Gacaliye) ayaa kulan la qaatay Waaxda Xuquuqul Insaanka, Jinsiga iyo ka Hortagga Askareynta Carruurta ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xuku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Siciid Samatar( Gacaliye) ayaa kulan la qaatay Waaxda Xuquuqul Insaanka, Jinsiga iyo ka Hortagga Askareynta Carruurta ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya si gaar ah ayuu Agaasimaha Guud warbixin ugu dhageestay Xafiiska ka hortagga Askareynta Carruurta, Child Protection Unit (CPU).

Waxaana si faah-faahsan oo mug leh ay ugu soo bandhigeen howlaha hor-tabinta leh ee xafiiska uu qabto iyo kuwa horyaala.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Difaaca ayaa kula dardaarmay dardar-galinta howlaha shaqo ee horyaala si loo hormariyo adeegyada kala duwan ee waaxyaha wasaaradda ay u qabtaan shacabka Soomaaliyeed.

  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip