Ra'iisul Wasaare Rooble oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada ciidda

0
Wednesday May 12, 2021 - 20:14:06 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Rooble oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada ciidda

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidda Soonfur, ugna baaaqay inay is caawiyaan, nabaddana laga shaqeeyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidda Soonfur, ugna baaaqay inay is caawiyaan, nabaddana laga shaqeeyo.

"Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambaleyeynayaa munaasabadda Ciidda Soonfur. Waxaan Eebbe ka baryayaa in uu nabad, caafimaad iyo horumar nagu gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa CIID WANAAGSAN. كل عام وأنتم بخير.”. ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip