Ciidamada Xoogga iyo AMISON oo dajiyay qorshe ka dhan ah argagixisada

0
Friday April 16, 2021 - 19:44:34 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Xoogga iyo AMISON oo dajiyay qorshe ka dhan ah argagixisada

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo maamulka Midowga Afrika ee Ciidamada (AMISOM,ayaa ka qeybgalay Kulan laba maalmood ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho,isla markaana lagu qiimeynayay guulaha laga gaaray dhinaca waxqabadka ciidamada iyo amniga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo maamulka Midowga Afrika ee Ciidamada (AMISOM,ayaa ka qeybgalay Kulan laba maalmood ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho,isla markaana lagu qiimeynayay guulaha laga gaaray dhinaca waxqabadka ciidamada iyo amniga Soomaaliya.

Kulanka  waxaa ka soo qeyb galay,Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa ,wakiilo ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya (FGS), taliyayaasha ciidamada xooga dalka Soomaaliya,kuwa AMISOM,saraakiil ka socotay xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,saraakiil ka tirsan howlgalka  UK  iyo dhowr ka mid ah. la-hawlgalayaasha caalamiga ah.

Taliyeyaasha ciidamada Xoogga iyo Amisom ayaa isku raacay in la dajiyo bartilmaameedyo ay ku midoobaan si loo xoojiyo howlgallada ka dhanka ah mintidiinta,iyadoo sidoo kale isku afgartay in horay loo dhigo doorka ku aadan sugidda amniga.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip