Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun toogasho ah ka fulisay Baladweyne

0
Wednesday April 14, 2021 - 17:22:31 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 362
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun toogasho ah ka fulisay Baladweyne

    Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee qeybta 27 aad ayaa fakaaro ku yaala magaalada Baladweyne ee gobalka hiiraan Waxaa dil togaasho ah lagula fuliyey galad xaanshi warsame oo ka tirsana NISA horayna u dillay AUN jeelow macalin maxamuud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee qeybta 27 aad ayaa fakaaro ku yaala magaalada Baladweyne ee gobalka hiiraan Waxaa dil togaasho ah lagula fuliyey galad xaanshi warsame oo ka tirsana NISA horayna u dillay AUN jeelow macalin maxamuud.

Dadweyne faro badan oo ka kala yimid xafadaha beledweyne ayaa u dawaasho tagay sida u dhacayey dilka togashada ah

Shalay ayay ahayd marki Maxkamadda darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ee gobalka hiiraan aay dil togaasho ah ku xukuntay Askariga iyado maalin kaddibna lagu fuliyeey dilki lagu xukumey!


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip