17-qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday gaari nooca dad weeynaha oo Al-shabaab kuqarxiyeen gobolka Shabeelaha dhexe.

0
Wednesday April 14, 2021 - 15:06:19 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    17-qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday gaari nooca dad weeynaha oo Al-shabaab kuqarxiyeen gobolka Shabeelaha dhexe.

    Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ayaa gaari homey ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah kuq arxiyay degaanka Gololeey ee gobolka shabeelaha dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ayaa gaari homey ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah kuq arxiyay degaanka Gololeey ee gobolka shabeelaha dhexe.

Miino nooca dhulka lagu aaso ayay labeegsadeen al-shabaab gaariga nooca dadweeynaha ah oo ay saarnaayeen 21 qof oo shacab kuna siijeeday magaalada Jowhar ee xarunta doowlada goboleedka hirshabeele.

17 qof ayaa kudhimatay qaraxa waxaaa kudhaawacmay laba qof waxaa kabad baaday laba kale sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay Taliyaha Guutada 3-aad Qeybta 27-aad Xds Gaashaanle Sare Abshir Maxamuud Maxamed Shitaqeey.

Taliya ayaa xusay inay gurmad ahaan goobta ku gaareen islamarkaasna gaari uu kayimid magaalada muqdisho kuna sii jeeday degaano kamid ah gobolka shabeelaha dhexe.

G/sare Shitaqeey ayaa tilmaamay inay kooxda argagixisada Al-shabaab tababartooda ay kusoo hartay inay xasuuqan shacabka Soomaaliyeed balse ciidanka xoogga dalka oo utaagan difaaca shacabkooda ay dalak kaciribtiridoonaan.

Kooxda argagixisada al-shabaab ayaa caadeeystay daadinta dhiiga Shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan iyadoo lagu guda jiro bisha barakeeysan ee ramadaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip