Goobo Argagixisadu ku dhumaaleysanayeen oo la bur-buray "SAWIRRO"

0
Thursday April 08, 2021 - 17:14:16 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goobo Argagixisadu ku dhumaaleysanayeen oo la bur-buray "SAWIRRO"

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgalo Burburin ah Ka sameeyey degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose . Hawlgalkaan oo u jeedkiisu ahaa Burburinta goobaha ay Nabadiidku ka dhigtaan gabaadka . Sidoo kale waxa ay guri-guri u bareen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgalo Burburin ah Ka sameeyey degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose . Hawlgalkaan oo u jeedkiisu ahaa Burburinta goobaha ay Nabadiidku ka dhigtaan gabaadka . Sidoo kale waxa ay guri-guri u bareen guryihii ku yaalay degaanka Mubaarak.

Intii lagu gudo jiray baritaanka Ciidanku waxa ku gulaysteen in ay burburiyaan goob ay nabadiidku ku farsamayn jireen walxaha qarxa iyo goob ay ku kaydin jireen dawooyinka.

Dhinaca kale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku guulaystay inay soo qabtaan maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo ku dhuumalaysanayey degaanka oo uu kamid ahaa horjoogihii Maaliyadda ee degaanka Mubarak u qaabilsanaa Argagixisada horjoogahaas oo lagu magacaabo Abuu Salmaan .

Sida ay Idaacadda Ciidamadda Qalabka u sheegeen Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee hogaaminayo howlgalka .

Hawlgalkan ayaa qayb ka ah hawlgallo lagu baacsanayo nabadiidka Al-Shabaab oo wali ka sii soconaya Gobalka Shabeellaha Hoose.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip