Tababbar ku aadan nadiifinta walxaha Qarxo oo maanta loo soo xiray ciidanka

0
Thursday April 08, 2021 - 17:12:02 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababbar ku aadan nadiifinta walxaha Qarxo oo maanta loo soo xiray ciidanka

    Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna ku Simaha Taliyaha Sareeye Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed Kaniif ayaa maanta tababar ugu soo xiray Xerada Tababarada ee Janaraal Dhaga-badan Ciidan isku dhafka ah oo ka kooban Daraawiishta Ciida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna ku Simaha Taliyaha Sareeye Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed Kaniif ayaa maanta tababar ugu soo xiray Xerada Tababarada ee Janaraal Dhaga-badan Ciidan isku dhafka ah oo ka kooban Daraawiishta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Tababarkaan oo ku saabsanaa Nadiifinta walxaha Qarxa ee Waddooyinka ay Shacabku Isticmalaan galiyaan nimanka cadowga ummadda ah oo Argagixisada .

Tabarka oo ay bixinayeen EU Training Mission (EUTM), EUCAP tabarkaan oo socday muddo lix isbuuc ah ayaa soo gabagaboobay waxaa ciidanka qaatay tabarka ayaa dhawaan ku holwgali donann Cilmiga ay barteen .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip