Ciidanka Xoogga Dalka oo kooxda nabadiidka Al-shabaab kasaaray degaano 47 KM dhanka Koofur kaga beegan magaalada dhuusomareeb.

0
Wednesday April 07, 2021 - 13:28:30 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo kooxda nabadiidka Al-shabaab kasaaray degaano 47 KM dhanka Koofur kaga beegan magaalada dhuusomareeb.

    Howlgalkaani oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed kasameeyeen degaano hoosyimaado magaalada dhuusamreeb ee gobolka galguduud ee caasimada galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalkaani oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed kasameeyeen degaano hoosyimaado magaalada dhuusamreeb ee gobolka galguduud ee caasimada galmudug.

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad oo howlgalka sameeyay ayaa maleeshiyaadka al-shabaab kasaaray degaano qiyaastii 47 KM dhanka koonfur kaga beegan dhuusamareeb.

Taliyaha ciidanka Dhulka, Xoogga Dalka Jeneral Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay in khasaare la mid ah kii Shabeellaha hoose la gaarsiiyey kooxda nabadiidka ah ee al-shabaab.

Jeneraal biixi ayaa intaasi tilmaamay in ciidanka xoogga dalka ay u diyaargaroobeen sidii dalka oo dhan looga saarilahaa kooxaha argagixisada ah ee caadeeystay dhibaateeynta Ummadda Soomaaliyeed

Taliyaha ayaa intaasi in ay dib kasoo sheegidoonaan qasaaraha xoogan ee argagixisada lagaarsiiyay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip