Kusimaha Taliyaha Danab Oo Gaaray Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeele,

0
Tuesday February 09, 2021 - 16:45:48 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kusimaha Taliyaha Danab Oo Gaaray Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeele,

    Wafdi uu hoggaaminayo ku-simaha Taliyaha guutada 16-aad eekumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed, ahna taliyaha ururka 7-aad ee danab ayaa gaaray magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hirshabeelle,iyadoo halkaas ay ku soo dhaweeyeen Saraakiil ka tir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo ku-simaha Taliyaha guutada 16-aad eekumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed, ahna taliyaha ururka 7-aad ee danab ayaa gaaray magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hirshabeelle,iyadoo halkaas ay ku soo dhaweeyeen Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga.

Saraakiishan ciidan ee gaaray magaalada Jowhar oo uu hoggaaminayo kusimaha Taliyaha guutada 16-aad Xasan Maxamed Cismaan  (xasan tuure) ayaa waxaa halkaas ku soo dhoweeyay Saraakiil ciidan iyo xubno maamulka Hirshabeelle ka tirsan.

 

Taliyaha ayaa kulamo gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka DANAB iyo Saraakiisha kale ee xoogga dalka ee halkaasi kusugan isagoo kala hadlay howlgalada kala duwan ee ka socda degaanada Maamulka Hirshabeelle.

 

Wuxuuna Saraakiisha ciidan ee uu la kulmay faray in ay sii wadaan  howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Al-shabaab ee ka socda degaanada Hirshabeelle iyo kuwa lagu xaqiijinayo amniga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip