Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku Guuleeystay Gawaari urarneyd ganacsato Inay si nabadgelyo ah ku gaaraan Degmada Xuddur.

0
Wednesday February 03, 2021 - 19:05:54 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku Guuleeystay Gawaari urarneyd ganacsato Inay si nabadgelyo ah ku gaaraan Degmada Xuddur.

    Gawaari urarneyd ganacsatada magaalada Xuddur ayaa sinabad gelyo ah maanta ku soo gaaray Xudur kadib howgallo maalmihii lasoo dhaafay ciidanka xoogga dalka ay ka wadeen waddada isku xirta degmooyinka Xuddur iyo Ceelberde oo ka tirsan Gobolka Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gawaari urarneyd ganacsatada magaalada Xuddur ayaa sinabad gelyo ah maanta ku soo gaaray Xudur kadib howgallo maalmihii lasoo dhaafay ciidanka xoogga dalka ay ka wadeen waddada isku xirta degmooyinka Xuddur iyo Ceelberde oo ka tirsan Gobolka Bakool.

Gawaaridan oo muddo ku xayirnaa magaalada Ceelberde ayaa si nabadgelyo ah loogu soogalbiyay magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool, kadib markii ciidanka xoogga dalka ay howlgallo waddo nadiifin ah ka sameeyeen inta u dhexeysa labada Degmo howlgaladaasi oo ay kula dagaalamayeen maleeshiyaadka Al-shabaab kuwaasi oo caadeeystay inay dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed Sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay Taliyaha Qeybta 60-aad Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Shiikh Cabdulaahi.

 

Ganacsatada ayaa soo dhaweeyay in si nabadgelyo ah magaalada loo keeno gawaaridii u rarneyd, halka markii hore ay gaadiidka isticmaali jireen inta u dhexeysa deegaanka Qurac Joome iyo magaalada Xuddur.

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip