Taliyaha qeybta 60 iyo saraakiil uu Hogaaminayo oo gaaray Degmada Xudur

0
Wednesday February 03, 2021 - 19:02:35 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha qeybta 60 iyo saraakiil uu Hogaaminayo oo gaaray Degmada Xudur

    Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Qeybta 60aad CXD Janaraal Maxamed Sheikh Abdullahi Ciirow oo Ay Wehliyaan Godoomiyaha Gobalka Bokool iyo Taliyaha Daraawiishta Dowlada KGS oo maanta Dib ugu Soo Laabtey Xudur Kadib Markii Safar Dhulka Ah Ay Uga Soo Anba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Qeybta 60aad CXD Janaraal Maxamed Sheikh Abdullahi Ciirow oo Ay Wehliyaan Godoomiyaha Gobalka Bokool iyo Taliyaha Daraawiishta Dowlada KGS oo maanta Dib ugu Soo Laabtey Xudur Kadib Markii Safar Dhulka Ah Ay Uga Soo Anba baxaxeen Degmada Ceel-Barde ee Gobolkaasi Bakool.

Boqolal shacabka Degmada Xudur ayaa ku soo dhaweeyay Duleedka Degmada Xudur.

Dhanka kale waxaa Degmada Si Nabad ah ku soo Gaarey Gawaaridii Sidey Raashinkii ay lahaayeen Ganacsatada Degmada xudur kuwaas oo Mudo Bilooyin ah ku Xayirnaa Degmada Ceelbarde.

waxaana Taasi Suurtageliyey Alle Ka Sokow Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa Daraawiishta KGs.

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip