Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Samareeb "SAWIRRO"

0
Monday February 01, 2021 - 21:42:22 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Samareeb "SAWIRRO"

    Ra'iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray magaaladda Samareeb ee Caasimada Dowlad goboleedka Galmudug halkaas oo ka furmaayo shirka wadatashiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray magaaladda Samareeb ee Caasimada Dowlad goboleedka Galmudug halkaas oo ka furmaayo shirka wadatashiga dowlad goboleedyadda, gobolka Banaadir iyo dowladda dhaxe.

Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale ayaa garoonka caasimada ku soo dhowaayey wefdiga Ra’iisul wasaaraha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalin ka hor shir wadatashi ah iskugu yeeray dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip