Buugga Tacsida Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo laga Furay Wasaaaradda Gaashaandhigga "SAWIRRO"

0
Monday February 01, 2021 - 17:52:40 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Buugga Tacsida Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo laga Furay Wasaaaradda Gaashaandhigga "SAWIRRO"

    Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha Ciidanka Badda iyo ilaalada Xeebaha Jeneraal Cabdixamiid Dirir, Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Cabaas Amiin, Guddoom

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha Ciidanka Badda iyo ilaalada Xeebaha Jeneraal Cabdixamiid Dirir, Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Cabaas Amiin, Guddoomiyaha Hay'adda Dhismaha jeneraal Bashiir Goobe , Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saxiixay Buugga Tacsida Marxuum Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ka furan Wasaaradda Gaashaandhigga.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji iyo Saraakiisha la socotay ayaa u duceeyay marxuum Jeneraal Galaal iyo dhammaan intii ku shahiiday weerarkii Argagixiso ee lagu qaaday Hotel Afrik, sidoo kale waxay Tacsi tiiraanyo leh la wadaageen Dhammaan Ehelka, Qaraabo iyo Qaranka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip