TACSI:Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Katacsiyeeyay Geerida Jeneraal Galaal

0
Monday February 01, 2021 - 17:44:41 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI:Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Katacsiyeeyay Geerida Jeneraal Galaal

    Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Somaaliyeed ayagoo ka tiranyeeysan geerida ku timid Alle ha u naxaristee Gen. Maxamed Nuur Galaal oo 31-kii Janaayo 2021-ka ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee dalka Somaaliya gaar ahaan Hotel Afriik oo kooxaha naba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Somaaliyeed ayagoo ka tiranyeeysan geerida ku timid Alle ha u naxaristee Gen. Maxamed Nuur Galaal oo 31-kii Janaayo 2021-ka ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee dalka Somaaliya gaar ahaan Hotel Afriik oo kooxaha nabaddiidka ay weerar ku soo qaadeen,

Waxay siwada jira ah tacsi tiraanyo leh u dirayaan, qoyskii, qaraabadii uu marxuumku ka baxay, Ciidankii Xoogga Somaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Somaaliyeed meel kasta oo ay joogtaba, Marxuum Gen. Maxamed Nuur Galaal, waxayna Ilaah uga baryeen inuu jannadii fardoowsa ka waraabiyo, marxuumka samir & imaan naga wada siiyo. Amiin!!!!

Magacyada Sarakiisha Tacsida Diraya:-

Taliyaha C.X.D Gen Odawaa Yuusuf Raage

Taliye Xigeenka C.X.D Gen Cabaas Amiin Cali

Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Max’ed Tahliil Biixi

Taliyaha Ciidanka Badda Gen C/xamiid Max’ed Diri

Taliyaha Ciidanka Cirka Gen Max’uud Shiikh Cali

Gen Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe)

Gen Axmed Jimcaale Geedi (Cirfiid)

Gen Max’ed Axmed Aadan (Buud)

Gen C/wali Xuseen Jaamac (Gorod)

Gen Maxamed Cali Sharmaan

Gen Yuusuf Axmed Salxaan

Gen Cabdulaahi Cali Cumar

Gen Maxamed Saalax Xaaji Axmed

Gen Cabdulqaadir Sheikh Cali Diini

Gen Max’ed Max’uud Qaafoow

Gen Cali Caraaye Cosoble (Gacma Dulle)

Gen Max’ed Cali Bariise

Gen Faarax Cumar Axmed (Faarax Qare)

G/sare Max’ed Axmed Max’ed (Dr Max’ed)

G/dhexe C/llaahi Xuseen Dhuxulow

G/le Ibraahim Shiikh Max’ed

 S/Guuto Xuseen Maxamed Shuqul

S/Guuto Cabdicasiis Cali Barre

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip