Al-shabaab oo Qarax Miino ku Xasuuqay Qoys saarnaa Gaari BL ah

0
Sunday January 31, 2021 - 19:29:01 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo Qarax Miino ku Xasuuqay Qoys saarnaa Gaari BL ah

    Maleyshiyada Al-shabaab ayaa Qarax Miino ay dhulka ku aaseen ku Xasuuqay gaari ay saarnayeen Hal Qoys kuwaasi oo ku safrayey degaanka Golweyn ee Golka Shabellada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleyshiyada Al-shabaab ayaa Qarax Miino ay dhulka ku aaseen ku Xasuuqay gaari ay saarnayeen Hal Qoys kuwaasi oo ku safrayey degaanka Golweyn ee Golka Shabellada Hoose.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo la hadlay Idaacada Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in Maleyshiyada Al-shabaab ay qarax miino la beegsadeen Gaari ay saarnayeen dad hal Qoys ka kooban oo ku safraye wadada Golweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose

Saraakiisha ayaa xaqiijiye in Qaraxa ay ku dhinteen 12 ruux halka dhaawaca uu gaarayo 8 ruux

Degaanka Golweyn ayaa 30km waxaa uu u jiraa Magaalada Marko ee Gobolka Shabellaha Hoose.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip