Ciidanka Xoogga Dalka Oo Al-shabaab Kasaaray Degaano Hoosyimaado Magaalada Baled-weyne Ee Gobolka Hiiraan.

0
Wednesday January 27, 2021 - 19:55:04 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Al-shabaab Kasaaray Degaano Hoosyimaado Magaalada Baled-weyne Ee Gobolka Hiiraan.

    Howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka xoogga dalka kasameeyeen degaano hoosyimaado magaalada baledweyne ayay maleeshiyaadka al-shabaab kaga saareen degaanada Baardheere iyo Beer-xaano kuwaasi oo ah degaanada duleedka baledweyne ee xarunta gobolka hiiraa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka xoogga dalka kasameeyeen degaano hoosyimaado magaalada baledweyne ayay maleeshiyaadka al-shabaab kaga saareen degaanada Baardheere iyo Beer-xaano kuwaasi oo ah degaanada duleedka baledweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayaa waxaa sameeyay guutada 5-aad qeybta 27-aad xoogga dalka iyadoona ciidanka haatan ay sii baacsanayaan maleeshiyaadkii firxadka ahaa ee al-shabaab kuwaasi oo inta badan ka cararay degaanada dhoowr ah oo hoosyimaada magaalada baledweyne sida uu kusoo waramayo wariyaha Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida ee qeybta 27-aad Nuur Maxamed Cali

Ciidanka xoogga dalka ayaa inta badan gobolada dalka kawada howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip