Wasiirka gaashandhigga XFS oo kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Bada ee Xoogga Dalka

0
Tuesday January 26, 2021 - 18:30:48 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka gaashandhigga XFS oo kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Bada ee Xoogga Dalka

    Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa kormeer Shaqo ku Tagay Taliska Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa kormeer Shaqo ku Tagay Taliska Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya
Wasiir ka gaashandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Kormeer Shaqo Waxay ku tageen Xarunta Taliska Ciidanka Badda Waxaana ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Ilaalinta Xeebaha Soomaaliyeed Jeneraal Cabdixamiid Dirir , Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda ayayna Salaan ka qaateen ,
In kaas ka dib Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa goob fagaare ah kula hadlay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda isagoo Sheegay in DFS ay wado qorshe Xooggan oo lagu horumarinayo Ciidamada ,qeybna ay ka yihiin Difaaca Qaranimada iyo gobanimada dalka Ciidanka Badda ,
Dhan ka kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Badda iyo ilaalada Xeebaha ayaa Waxay kormeereen shaqo maalmeedka Doomo dheereeya oo Ciidamada Badda ay ku howlagaan si cadowga looga Difaaca xeebaha iyo Kaluumeysiga Sharci darada ah .










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip