Howlgal ka dhacay gobolka Baay oo lagu khaarijiyay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

0
Tuesday January 26, 2021 - 15:40:46 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgal ka dhacay gobolka Baay oo lagu khaarijiyay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

    Howlgal Qorsheysan oo lagu diley Horjoogayaal sare sare oo ka tirsan Nabadiidka Alshabab ayaa Ciidanka Qalabka Sda ka sameyeen Deganka Saydheelow ee Gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal Qorsheysan oo lagu diley Horjoogayaal sare sare oo ka tirsan Nabadiidka Alshabab ayaa Ciidanka Qalabka Sda ka sameyeen Deganka Saydheelow ee Gobolka Baay.

Howlgalkan Qorsheysan oo ay si wadajir ah ufuliyeen Ciidanka Qalabka Sida Qeybihiisa kala Duwan kuwaasi oo isugu jira Nabadsugida , Booliska ,Iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaana Hawlgalka Ciidamada ay ka Fuliyeen Deganka Saydheelow oo Kudhawaad 30-Km ujira Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.

 

Howlka intii uu socodey ayaa deeganka Dagaal kooban ku dhex marey Ciidamada Iyo Kooxda Nabadiidka Alshabab kaasi oo ka dhashey Khasaaro isugu jirta Dhimisho iyo Dhaawac Waxaan Kooxda Nabadiidka Alshabab looga diley 7 Qof oo isugu jira 3 Saraakiil Sare Sare ah iyo Afar Maleeshiyaad ah waxana labo ka mid meydadka Saraakiisha La keeney Baydhabo iyadoona laga soo furtey Hobkii ay wateen.

 

Taliyaha Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Gaashanle Sare Cabdi Ibrahim Shaamow Abdi dhare oo la hadley Warbahinta ayaa Faafaahin ka bixiyey Howlgalka Maanta ay sameyeen iyo Jobka Xoogan ay gaarsiiyeen Nabadiidka Alshabab isagoona Fariin udirey Dhalinyarada yer yer ee la qaldey.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip