Weerar lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo

0
Wednesday January 06, 2021 - 16:04:09 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo

    21 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay gobolka Ronzur ee dhaca bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

21 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay gobolka Ronzur ee dhaca bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo.

Guddoomiyaha gobolkaas  ayaa sheegay in weerarka ay soo qaadeen xubno ka tirsan koox fallaago ah oo kasoo jeeda dalka Uganda.

Guddoomiya ayaa intaas ku daray in dadka dhintay ay ku jireen toban haween ah, waxaana dhaawac soo gaaray 12 kale oo haween ah.

Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, waxaa ka dhaca weerarada ay geystaan kooxaha hubeysan, waxaana ku dhintay kumanaan qof oo rayid ah tan iyo 2014-kii.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip