Ogeeysiis Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Qaadanayo Leeyli Sargaal.
Ogeysiis Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa uu ogeysiinayaa dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee jecel in ay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) in ay jirto fursad wax barasho oo Leyli Sarkaalnimo ah,
Haddaba shuruudaha laga doonayo Ardaygu waa kuwaan soo socda:
1. Warqad codsi ah oo saxiixan
2. Shahaado dugsi sare/Jaamacad ah
3. Warqada CV ga
4. Sawir Teesaro ah
Hadaba qabashada araajida waxey bilaabaneysaa 05-01-2021 waxa ayna ku egtahay 11-01-2021.
Kuna soo gudbiso Emailkan: hgtababarkacxds@gmail.com
Wixii faafahin dheeraad ah kala xidhiidh mobile No: +252614796410
Ogeeysiis Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Qaadanayo Leeyli Sargaal.
Ogeysiis Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa uu ogeysiinayaa dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee jecel in ay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) in ay jirto fursad wax barasho oo Leyli Sarkaalnimo ah, Haddaba shu