Madaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeyey xulka Gobolka Banaadir

0
Thursday December 31, 2020 - 18:48:30 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeyey xulka Gobolka Banaadir

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay ciyaartoyda xulka Gobolka Banaadir guusha ay ka gaareen Ciyaartii kama dambeysta aheyd ee ay la dheeleen dhiggooda Xulka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay ciyaartoyda xulka Gobolka Banaadir guusha ay ka gaareen Ciyaartii kama dambeysta aheyd ee ay la dheeleen dhiggooda Xulka Galmudug.

Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyay xiddigaha Galmudug wanaagga ay soo bandhigeen, kuwaasi oo hantay kaalinta Labaad cayaarta, isaggoo dhiiri-geliyey isdhexgalka Bulshadda, waxaana Madaxweyne Farmaajo ciidanka ammaanka uu ku ammaanay kaalinta wanaagsan ee ay ka qaateen sugida amniga garoonka Eng. Yariisow.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip