Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo Tababar loogu soo Xeray Magaalada Baydhabo''Sawirro''

0
Thursday December 31, 2020 - 18:18:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo Tababar loogu soo Xeray Magaalada Baydhabo''Sawirro''

    Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Qeybta 60ad Oo Tababar loogu soo xirey Dugsiga Tababarka ee Dowlad UK ee Magaalada Baydhabo .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Qeybta 60ad Oo Tababar loogu soo xirey Dugsiga Tababarka ee Dowlad UK ee Magaalada Baydhabo .

Taliyaha Qeybta 60aad Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janaral Maxamed Shiikh Cabdullaahi Ciirow Ayaa manta Tababar u soo Xirey Horinta koowaad Ururka 46aad Guutada 8aad Ee qeybta 60aad oo mudo 2-bil ah tababar ugu Socdey Dugsiga Tababar Ee Uk Magaalada Baydhabo waxaana Tirada Guud Maanta tababarka loo soo Xirey Ay Gaareyeen 140 Askari .

Waxeyna Goobtaasi Ay ka Soo Ban Dhigeen Gaardi Kacyaar iyo Dhoolatus Military.

Munaasabada Xiritanka Tababarka Ciidamada Waxaa ka soo qeyb galey Saraakil ka socta Dowlada Uk , Boolis AMISOM Ee Sactor 3 Taliyaha Qeybta 60aad Janaral Maxamed Shiikh Cabdullaahi Ciirow Wasiir kii hore wasarada Gashandhiga Soomaaliya iyo Wasiirka Wasaarada Amniga Dowlada KGs Isxaaq Calili Subug.

Ugu horeyn waxaa Goobta ka Hadley Korneel Andi oo ah Taliyaha Qeybta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed sl u qaabilsan Dowlada Uk wuxuuna ka hadley Tababarada Ay qaateen Horintan .

Taliyaha qeybta 60aad Janaral Maxamed Shiikh Cabdullahi Ciirow oo Ciidamada Tababarka si rasmi ah ugu soo xirey kula Dar daarmey in ay waajibaadkooda sidii lagu tala galey u gutaan.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip