Ciidanka Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay Ninkii ka dambeeyay Dil iyo kufsi loo geestay hooyo soomaaliyeed
Ciidanka ammaanka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay ninkii ka dambeeyey Dil iyo Kufsi loo geystay Hooyo Soomaaliyeed oo laheyd Uur Seddex Bilood ah.
Ka Dib Howlgal ay sameeyeen Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Caabudwaaq ayaa lagu soo qabtay Ninkaan gacan ku dhiig laha ah
Saraakiil ka tirsan Booliska Galmudug ayaa warbaahinta Ciidamada u xaqiijiye in gacanta lagu soo dhigay Ninkii ka dambeeyey Dil iyo Kufsi loo geystay Hooyo Soomaaliyeed oo laheyd Uur Seddex Bilood ah.