Madaxweynaha Hirshabeelle guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle

0
Sunday December 27, 2020 - 21:31:05 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabeelle guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka golaha wasiiradda dowlad goboleedka Hirshabeelle oo lagu ansixiyey miisaaniyadda sanadka 2021-ka ee Hirshabeelle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka golaha wasiiradda dowlad goboleedka Hirshabeelle oo lagu ansixiyey miisaaniyadda sanadka 2021-ka ee Hirshabeelle.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa shirka golaha wasiiradda ee maanta warbixo kala duwan uga dhageystay wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta, wasiirka Waasarada Kaluumeysiga, wasiirka Xanaanada Xoolaha, wasiirka  Badroolka, wasiirka Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada, Wasaarada Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka iyo wasiirka Wasaarada Dastuurka.

Dhan kale golaha wasiiradda Hirshabeelle, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey miisaaniyada 2021 ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo toddobaadkii hore wasaaradda maaliyadda u soo gudbisay golaha wasiiradda.

 

      




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip