Mas'uuliyiin ka tirsan Maamuulka Gobolka Gedo oo kormeeray xarumaha ciidamada qalabka sida "SAWIRRO"

0
Wednesday December 23, 2020 - 19:29:59 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uuliyiin ka tirsan Maamuulka Gobolka Gedo oo kormeeray xarumaha ciidamada qalabka sida "SAWIRRO"

    Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Gedo ayaa maanta kormeeray xerada ciidamada xoogga ay kaga suganyihiin Degmada Doolow, halkaas oo ay ku jiraan cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka sida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Gedo ayaa maanta kormeeray xerada ciidamada xoogga ay kaga suganyihiin Degmada Doolow, halkaas oo ay ku jiraan cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka sida.

Ciidamadaan ayaa qeyb ka ah ciidamada ilaalada xuduudaha ee Soomaaliya, waxaana guddoomiyaha Gobolka Gedo oo soo booqday xarunta ciidamada ayaa ku bogaadiyay shaqada ay hayaan, wuxuuna kula dardaarmay in ay laba jibaaraan waajibaadka ka saaran difaaca ciidooda Hooyo.

Guddoomiye Cismaan Nuur Xaaji Macalimu ayaa ayaa xusay in ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay mas’uuliyad adag ka saarantahay adkeynta iyo nabadgelyada gobolka, ayna ka hortagaan cidkasta oo dhibaato ku ah Qaranimada Soomaaliya.

Ciidamadan oo dhawaan la geeyay Gobolka Gedo ayaa qorshahhooda yahay xoojinta Nabadgelyada iyo ilaalinta amniga xuduudaha.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip